Qatar waxay xiriir adag la leedahay Al-Shabaabka Soomaaliya

Qatar iyo Alshabab



Waddamo badan oo Afrika ku yaalla ayaa meelaha ugu waaweyn ee argagixisada ka dagalantaa ay taageero lacag, hub iyo tababar ka helaan dalka Qatar.

Qatar waxay siyaabo kala duwan u taageeraa argagixisada Sida Alshabaab oo ka dagaalanta Somalia. 

Argagixisanimadu waxay noqotay dhibaato weyn oo ka jirta dalka somalia caqabadna ku ah amniga dalka.

Qatar waxay ka dhigtay Somalia meel ay ku tarmaan xag-jirnimada iyo argagixisanimadu.

Waxaas oo dhami waxay qayb ka yihiin dadaallo Qatar ay ku doonayso in ay saldhig uga dhigto Bariga Afrika. 

Soomaaliya waxa haysta dagaalka ah al-Shabaab oo gacan saar la leh Al-Qaacida. 

Qatar ayaa lacag iyo dhaqaale kale usoo dirta Alshabaab, Waxaa hubaal ah inay taageerto falaagada al-Shabaab. 

Sidoo kale, qaar ka mid ah dhaqaalihii ay bixin jirtay ayna usoo mariso Dawlada ayaa lagu helay jeebabka madaxda sare ee dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo Fahad yasin.

Hadana Qatar waxay taageero lacag, hub iyo tababar la garab taagan tahay Alshabaab si ay Farmaajo uga caawiyaan Khalkhal gelinta Amniga dalka 

Post a Comment

0 Comments