Sawirradii ugu horreeyay ee laga heley dhaliinyarada Soomaaliyeed ee tababarka loo geeyay dalka Eritrea

farmaajo


 A C-WARAR

Sawiro lagu faafiyay baraha bulshada ayaa daaha ka fayday in ciidamo somali ah ay joogaan eritaria oo si qarsoodi ah loogu saaray somaliya si ay tababar ciidan ugu qaataan Eritrea sida ku cad UN warbixinta wiilashan ayaa ka soo gudbay xadka Itoobiya iyo Eritrea waxaana lagu arkay qaybo ka mid ah gobolka Tigray iyagoo ka dagaalamayaa qaarna dib loogu celiyey dalka eritaria

dilkii Ikran Tahliil wuxu ahaa sababtaas oo ay tahay in ay heshay cadeemo muujinaayo in ciidamo ka dagalamay gobolka tigreyga sidaasna loo qaarijiyey waa in ay cadaalad heshaa ikraan tahliil

shacabku waa inay ku cadaadiyaan Farmajo iyo Fahad Yaasiin iyo hogaanka cusub ee Nisa si ay u shaaciyaan xaqiiqada xaaladda askarta dib ugu soo celiyaan dalkooda hooyo

Liiska sirta ah ee askarta Soomaalida ah ee lagu la’yahay dalka Eritera, taasoo caddayn buuxda u ah in askartaasi ay u joogeen tababar ciidan ka hor inta aan loo dirin Tigrayga. Ikraan ayaa sababtaas darteed u dhimatey, waana in ay hesho cadaalad inkastoo Rooble uu xilka ku wareejiyay maxkamadii ciidamada oo gacanta ugu kirtey farmaajo iyo kooxdiisa

Sawirrada,iyo liiska magacyada la faafiyay waa caddayn aan la dafiri karin oo muujinaya joogitaanka askarta Eritrea loodirey in ay ku dhamaadeen dagaalka tigrey

Waxaad mooddaa in badankoodu 18 jir ka yar yihiin oo ay dagaal ku jiraan ama xataa ay dhinteen, Fahad iyo farmaajo waa in lala xisaabtamaa oo maxkamad lasoo taago

Beesha caalamka iyo wadamada deeqaha bixiya waa inay ku cadaadiyaan Farmaajo iyo dowladiisa in askarta lagu celiyo dalka ama ay ka joojiyaan dhaqaalaha ay ku bixiyaan dowladda dhinacakale siyaasiyiinta dalka waa in ay mooqif adag ka qaataan arintaa iyo sida caruurtaas loogu soo celin lahaay hooyooyinkooda






Post a Comment

0 Comments