Farmaajo oo isku dayaya inuu carqaladeeyo doorashooyinka isagoo adheegsanaayo alshabaab

  

doorashooyinka

 

A C-WARAR

Guddiga Doroashooyinka ee Heer Federaal ayaa wuxuu ugu baaqay guddiyada kala gedisan ee doorashada ee Heer Doowlad Goboleed, in ay si rasmi ah u bilaabaan doorashooyinka golaha shacabka 16 Noofeembar 2021. talaabadaan ayaa u muuqataha mid badbaado u ah dalka hadeey ay fusho

Doorashada Golaha barlamaanka  ayaa si rasmi ah u bilaaban doonta 16-ka bishan November, sida uu sheegey duddiga doorashooyinka waxaana ay ku egtahay 24-ka bishan December, waxaana Jadwalkii ugu dambeeyay ee Guddiga Doorashada uu qorshuhu ahaa in uu furmo 1-da bishan October, kuna ekaado 20-ka bishan November, balse ma hirgelin, taasi oo sare loo qaaday. hubanti la'aan ku saabsan suurtagalnimada in la soo gabagabeeyo doorashada madaxweynaha. .

Guddiga ayaa ku baaqey in Doorashada Golaha barlamaanka lagu soo geba gebeeyaa Jadwalka lagu dhawaaqay 24-ka December, si doorashada Madaxtooyadu sida ugu dhaqsaha badan ugu soo dhamaato.

raysal wasaare rooble waxuu ku hawlanyhay arimaha doorashada iyo dardar galinta doorshada , halka uu farmaajo ku hawlanyhay dib udhigista doorashada ,iyo boobkeeda, wa laba feker oo aad ukla fog.

Isku dayga Farmaajo ee ku aadan dib u dhigista doorashada isagoo fidinaya fowdo & rabshado wax miro ah ma dhalin doono.

Weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ku qaadeen askarta Mareykanka iyo sidoo kale, howlgallada dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah ciidamada Soomaaliya ayaa ah mid lagu baabi’inayo mucaaradka ka soo horjeeda Farmaajo ka hor inta aan la gaarin doorashada madaxweynaha.

Post a Comment

0 Comments