Farmaajo ayaa dagaalyahanada Daacish ka soo celiyay dalka Suuriya, si loogu taageero Al-Shabaab

farmaajo


 A C-WARAR

Farmaajo ayaa dadaal ugu jira sidii Al-Shabaab uu ugu taageeri lahaa dagaalyahano u tababaran Daacish iyo in si sharci darro ah ay ku soo galaan hub inkastoo caalamka uu faragelin ku sameeyay. Mamnuucida hubka soo gala Soomaaliya.

Dagaalyahanadan ayaa heysta dhalashada dalalka Yurub iyo Mareykanka, waxaana ay u aadeen Suuriya inay ka dagaalamaan, waxaana Farmaajo uu doonayaa inuu dib ugu soo celiyo Soomaaliya oo calooshood u shaqeystayaal ah.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suuriya ayaa shaacisay inay qorsheynayso sidii loo sii deyn lahaa islamarkaana dalka loogu soo celin lahaa Soomaalida ku biirtay Daacish ee ku xiran xabsiyada ku yaalla dalka Suuriya Soomaalida ku xiran xabsiyada Suuriya ayaa waxay u badan yihiin kuwa ka yimid dalalka Yurub iyo Mareykanka, xiligii kooxda ISIS ay gacanta ku haysay inta badan wadankaas

 ayada oo markii dambe ee la jabiyeyna lagu soo qabtay dagaalka farmajo ayaa qorsheynayaa sidii uu ugu soo dari lahaa dagaalyahanadan lagu soo qabtay daacish ee suuriya ugu soo daro xarakadda Al-Shabaab oo ay maamusho gobolada dalka qaar si ay rabshado iyo dil ugu geystaan ​​dadka ka soo horjeeda farmajo

Farmaajo ayaa dagaalyahanada Daacish ka soo celinaya dalka Siiriya, waxa uuna Al-Shabaab ka taageeri doonaa dagaalyahanada khibrada weyn u leh dhanka dagaalka si dhaq dhaqaaqyada ay u noqdaan ciidan u gaar ah oo isku dayaya in ay fashiliyaan doorashada. Argagaxisadaas waa in aan loo ogolaan in ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.

 

 

Post a Comment

0 Comments