Odayaasha beelaha Sacad oo digniin u direy qoor-qoor iyo farmajo in aysan dalka u horsedin dagaal sokeye

 

doorashooyinka

 A C-WARAR

Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237.

Guddiga ayaa shaley oo jimco aheed bilaabey diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha Musharaxiinta u tartamaya kuraasta kamid ah Golaha shacabka.

Labada kursi ee Guddiga doorashada Somaliland uu shaaciyay in lagu tartamayo ayaa waxaa horey ugu fadhiyay Xuseen Carab Ciise iyadoo haatan uu kula tartami doono Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed halka kan kalena uu ku fadhiyay Biixi Iimaan Cige.

Siyaasiyiin ayaa ugu baaqey farmaajo iyo fahad yasiin in aysan wax fara galin ah aysan ku sameen doorashooyinka gobollada waqooyi oo dhoowr mar ku yimid dib udhac iyo is qabqabsi badan kadib faragani xoogan oo uga timid shinaca farmajo

Dhinacakale Qaar kamid ah Odayaasha beelaha Sacad oo kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka digay in kuraasta Galmudug ee ka dhiman Aqalka Sare loo xiro cid gaar ah.

Odayaasha ayaa Axmed Qoor-Qoor ka dalbaday in kuraasta ku dhiman maamulka Galmudug ee Aqalka Sare laga dhigo kuwo furan, si looga baaqsado dib u dhac iyo dagaal kadaran kii guriceel

Qoor-qoor ayaa labada kuraas eek u dhiman maamulka galmudug ladamacsan in uu usoo xulo kuwo daacad u ah kaligii taliye farmaajo Digniin ku saabsan dib u dhac kasta oo ku yimaada Galmudug, Hershebelle iyo Koonfur Galbeed oo ujeedadu tahay in la carqaladeeyo doorashada baarlamaanka ama la magacaabo dad daacad u ah Farmaajo.

 

Post a Comment

0 Comments