faahfaahin sida ay Alshabaab ugu milantay maamulka dowladda iyo cashuurta
ay ka qaado Muqdisho. Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin iyo mas’uul ka tirsan NISA
C/llaahi Kulane jiis ayaa xiriir toos ah la leeyihiin Alshabaab, isla markaana
ay doonayaan in xukun Khilaafo islaami ah laga dhiso Soomaaliya.
Fahad Yaasiin ayaa dhaqaale ka helah dalal shisheeye oo cadoow ku ah
jiritaanka somaaliya si uu u dhiso xubno Alshabaab ah oo NISA lagu soo daray,
ayna dowladdahaas ay dooneyso inay Soomaaliya ka dhisto maamul u daacad ah
iyada oo ka horjeeda in ay kafaaideesato qeyraadka dalka una adeegsado hantida
dalalkooda inuu ku curyaamiyo dowladda Soomaaliya.
ilo Amni oo aanu sheegi Karin ayaa
inoo xaqiijiyey in Fahad Yaasiin oo awood iyo saameyn ku leh madaxda dowladda
Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, gacanna ka helaya dalal
shisheeyo inuu waqti uun naga xigo xilliga uu gaari lahaa ujeedkiisa weyn ee ah
in Soomaaliya laga dhiso dowlad Khilaafo islaami ah.
Dowladihii ka horeeyey farmaajo sida xasan sheekh iyo sheekh shariif waxay
muqdisho ilaa gobolada qaar ka saareen alshabaab iyagoo la galay dagaal qaraar
ayna amniga dalka ay sugeen una dhinaaa in alshabab somaliya oo dhan laga saaro
ayaa xikoodii dhamaaday
ciidamadii iyo hubkii loogu tala galay in lagula dagaalamo alshabab loo
leexiyey meel qaldan farmajo alshabaab wuxu la leeyahay gacan saar mana rabyo
inuu la dagaalamo haddii dib loo doorta xataa marka shacabka waa in ay iska leexiyaan
argigixisadaan dhiigooda cabaya
Argagixisda Alshabab inay ku faafto dhamaan gudaha somaliya oo ay gaadho
awooda maanta ay leedahay waxa ka danbeeyay farmajo iyo fahad yaasiin oo gacan
saar hoose la lahaa sanadihii lasoo dhaafay,iyagoo dhaqaalo kahelaayo dalal
shisheeye ayaa ah kuwo aan dooneeyn in somaliya hurmar gaarto
0 Comments