Farmaajo ayaa lumiyay taageerayaashiisa mudadii ugu dambeysay

 

farmaajo

A C-WARAR

Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumada xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kusii noqdo awood gaar u taagan, kana baxo isbaheysigii siyaasadeed ee uu kula jiray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoo la noqday taageeradii weyneyd ee doorashada.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa umuuqda inuu ka baxay isbaheysigii siyaasadeed ee uu kula jiray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo, isagoo la noqday taageeradii weyneyd ee doorashada.

Mahdi Guuleed ayaa ka faa’iideystay hoos u dhaca awoodii Maxamed Farmaajo ee timid kadib khilaafkii ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil ee keenay inuu dagaal siyaasadeed dhex maro isaga iyo iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, wuxuuna helay awood iyo xoriyad dheeraad ah.

Doorashadii kuraasta Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi ayaa inta badan looga adkaaday murashaxiinta Aqalka Sare ee uu taageerayey madaxweyne Farmaajo, ayada oo ay soo baxeen kuwa badan oo ay kasoo horjeeda sida Cusmaan Abuukar Dubbe, iyo Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.

Dhinacakale qoor qoor oo ka mid ahaa taageerayaashii sida weyn u taageersanaa Farmaajo ayaa noqday dhexdhexaad, gaar ahaan kadib markii uu xalin kari waayay xiisada u dhaxeysa Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha sababta oo ah Farmaajo oo aan is adkeyn.

taageerada uu u hayo Farmaajo ayaa sababtey in uu waayo taageeradii uu ku lahaa Galmudug sidoo kale farmaajo iyo fahad ayaa bilaabey in ay ka huriyaan galmudug colaad si ay qoor qoor ugasaaraan meesha kabib markii uu kalaabtey taageeradii uu u haayey farmaajo

Shacabka Galmudug ayaa Qoor-qoor ku eedeeyay in uu muddooyinkaan dambe uu hoos fadhiyey Farmaajo oo uu iska joogay Muqdisho , isagoo waday dadaallo uu Farmaajo ugu soo celinayo awooddii dalka ee uu ku wareejiyey RW Rooble , hasa yeeshee ku guuldarreystay kadib markii tiisiina uu dayacay tii qarankana dhib weyn u geystay.

 

Post a Comment

0 Comments