Dhinacyada Awooda Ay Ka Leeyihiin Kana Liitaan.United Vs Liverpool

 

ciyaaraha

A C-WARAR

Kulan adag ayaa goor dhaw waxaa ciyaaraya Man United iyo Liverpool , waxaana eegi doonnaa dhinacyada ay ka xooggan yihiin iyo halka ay ka liitaan

Dhanka Awoodaha labada dhinac

Liverpool : cadaadiska sare ee rogaal celiska ah , fax faxda uu ku jiro Salah kaasi oo awood u leh in xal uu ka raadiyo dal daloolada yar .

Man United : Awoodda Bruno Fernandes ee hogaaminta weerarada rogaal celiska ah iyo abuurista fursadaha.

Deg degsiimada Rashford ee kubadaha rogaal celiska ah ee ay ku wehliyaan Greenwood iyo Sancho oo ay sii dheer tahay gool dhalinta Ronaldo
Dhinacyada ay ka liitaan labada koox .

Dhanka Liverpool : dal daloolo ka yimaada Arlond dhabarkiisa taasi oo ay United ka faa`ideysna karaan .

 Daafaca Liverpool oo si ka bad badis ah afka hore ugu dhaqaaqa taasi oo ay sii dheer tahay qaladaad ka dhaca .

Dhanka Man United : Malaha hab cad oo cadaadis ah waana midda keeneysa in dal daloolo sameeyaan lagana faa`ideysto

Qaladaad keli keli iyo mid guud oo ka dhaca daafaca Man United

 

Post a Comment

0 Comments