Qodob Si Gaar Ah u taabaneeyso nolosha

 

nolosha

  A C-WARAR

1-Ficilkaga Ayaa Ka Sameyn Badan Hadalkaga, Ku Dadaal Siduu Ficilkaga u Noqon Lahaa Mid Hagaagsan.

2-Waxaa Laguu Abuuray Inaad Naftada Horumariso Marka Kowaad, Haku Mashquulin Howlaha Dadka Kale Adigoon Taada Ka Soo Bixin.

3-Ha Quusan Intaa Nooshahay, Eeg Markasta oo Qoraxda Dhacdo Dib Ayay u Soo Baxda Iyadoo Qurux Badan, Noqo Ruux Markuu Kufo Is Taagi Karo.

4-Iska Ilaali Inaad La Doodo Kuwa Wax Ma Garatada Ah, Waxay Isku Dayaan Halkay Joogan Inay Ku Gaarsiiyaan, Sidaa Darteed Iskaga Tag, Inaay Kaa Guulaystan Ayaa Kaga Kheir Badan Intaa La Doodi Laheed.

5-Qofka Naftiisa Ku Kalsoon Uma Baahna Amaantada Bulshada.

6-Farxada Iyo Guusha Ma Ahan Inaad Hesho Wax Aadan Haysan, Balse Waa Inaad Ku Qanacdo Inta Haysato Markaas.

7-Xasuusnow Kali Nimada Inay Sabab u Tahay Dhaqan Aan Wanagsanen oo Lagala Kulmo Bulshada Inteeda Kale.

8-Waxba Ha Tir Tirin Ilinta Indhahaga Ku Taal, Balse Isku Day Sidaa u Tir Tiri Laheed Waxyaalaha Ilinta (Oohinta) Ka Keenay.

9-Waxaa Wajib Kugu Ah Inaad Naftada Ku Kalsoonaato, Haddan Naftada Ku Kalsoonaan Yaa Kugu Kalsoonaan Doono Adiga ?.

-Ma Jira Qodob Si Gaar Ah Kuu Soo Taabtay Ama Kuu Soo Jiitay, Hadduu Jiro Nala Wadaag MahadSanid.

 

Post a Comment

0 Comments