Mucjisadii Kubadda Cagta Lionel Messi oo aan wacdaro dhigeyn, tan iyo Markii uu imaaday kooxda PSG

 


A C-WARAR

Ciyaar yahanka Lionel Messi, ayaa tan iyo intii uu soo wareegay kooxda PSG ee Faransiiska, ayaan aheyn sidii loo bartey.

Ciyaaryahan ayaa dadka falan qeeya ciyaaraha waxey sheegan in waqti xaadirkan uu yahay mucjisada kubadda cagta dunida, ha yeeshee waxaa ku yimid qaab ciyaareedkiisii hoos u dhac.

Meel Aan madax ka tahay hadii ad ka tagto waxaa tagi doontaa meel aad majo kanoqo neysid Messi taas ayaaa hada heysata wuxu ka tagay wuxuna aday meel in uu joogo iyo in uu maqan yahay isku mid tahay dhibatada ugu wayn heysata waa midaa Leo

Messi haduu laacib yahay heer caalami ah waxaa uu wacdaro ka muujin lahaa gudaha garoonka psg laacibka waxaa lagu yaqaanaa in uu meelkastaba uu tagaba uu wacadaro ka muujiyo taas waxaa kuu cadayn kara sida uu c.ronaldo uu wacdaraha uga dhigaayo garoonka Old Trafford qalcada riyada ...

ronaldo xataa waxaa uu kasoo dheelay lega seria A kaas oo uu wacdaro kasoo dhigay lkn messi hada waxaa barashar wayn ku haya mpepa iyo Neymar iyo Dimaria markaa ilama ah inuu ka dhexmuuqan karaayo..maanata ayaanay kala cadaatay in laacibnimadii messi ay kaliya ku xidhnayd intii uu joogay kooxdiisii hore Barcelona..

taas oo uu sida uu doono ka yeeli jiray amarkiisana uu ka shaqayn jiray qofka uu doono uu asaga bedelaayay kan uu doonana uu soo galinaayay meeshana waxaa lagama yaqaano waayo waxaad arkaysaan inuu tababaruhu uu haysto maanta laacibiin aad u badan oo waliba kuwii aduunka ugu caansanaa ah ama ugu wanaagsanaaa waan rajaynayaa inuu la qabsan doono ilaa hadana wax goal ah kooxdu ugama mahad celinayso

Post a Comment

0 Comments