Farmaajo oo bilaabey isku day ah inuu carqaladeeyo doorashada



A C-WARAR

Qaswade Farmaajo & kooxdiisa CBB Cayayaanka Baraha Bulshada ayaa la wareegaya Baraha Bulshada & Warbaahinta qaar warqad been abuur ah ee dadka Somaliyed lagu marin habaabinayo.Qaswade Farmaajo ayaa ah naflaacaari biday weligiis been abuurka & marin habaabinta Shacabka Somaliyed u taagnaa.

Farmaajo oo sida adeerkii siyaad bare u gashaday tuutaha sidii dalka oo inqilaab ugu qabsan lahaa maadaama dastuurkii iyo sharcigii wadanka u yaalay oo baalmaray 18 9 2021 oo isugu wacay waxa oo ugu yeeray gudiga amniga qaranka asagoo ujeedkiisa yahay in dalka aysan ka dhicin doorasho oo dalka oo dhan inqilaabo asagoo kaashanaya qolo xagjir ah oo fahad yaasiin madax u yahay

kaligii taliye M_Farmaajo waxa uu ku soo laabtay adeegsiga Al-Shabaab si uu u soo rogo fowdo iyo khalkhal galinta amniga,sida qaraxii ka dhacay garoonka Bolo barde ee gobolka Hiiraan maalmo kahor ayeey eheed markii hugaamiyaha farmaajo u qaabilsanaay kooda u cararey turkey

Inta la ogyahay hal qof ayaa ku geeriyooday halka saddex qof oo kale ay ku dhaawacmeen ,sida sheegay qof goobjooge ah. Garoonka uu ka dhacay Qaraxa ayaa waxaa si wada jira uga howlgala Ciidamo ka tirsan dowladda

Sidoo kale Maamulka deegaanka ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay ka dambeeyeen qaraxyda lagu burburiyay dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha Buula-burde.

Maamulka Buula-burde ayaa sidoo kale Dayacnaantaas eeda dusha uga tuuray Ciidamada dalka .

Kadib buuqii ka dhashay xalay doorashadii Aqalka Sare ee xalay ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa waxaa Maanta lagu wadaa in la guda galo howlaha doorashooyinka, isla markaana la dhameystiro Saddexda Xubnood ee Maamulka Hir-Shabeelle uga harsan Aqalka Sare.

Kursiga buuqa uu ka dhashay ee doorashada loo hakiyay xalay ayaa waxaa ku tartamayay Cali Shacbaan Ibraab, CabduQlqaadir Xanafi Sheek Bashir, Cabdullahi Axmed Tawaad, Caasho Xuseen Abuukar & Cabdalle Cabdi Xuseen

Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Hir-Shabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa sheegay in Xildhibaano tiro yar ay buuq ka sameeyeen Goobta doorashada.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in xildhibaannada buuqa ka sameeyay Goobta doorashada ay kasocdeen vila soomaliya oo murashaxiinteeda jab xoogan ka soo

 

Post a Comment

0 Comments