turkiya oo si rasmi u bilaawdey maal galinta ololaha doorasho ee farmaajo

 


A C-WARAR

Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday, Khamiistii la soo dhaafay, inay ugu deeqday Soomaaliya lacag dhan 30 milyan oo doollar, taasoo dhaleeceyn xooggan kala kulantay ka dib markii Turkigu dhawaan ku dhawaaqay inaysan lahayn wax dab damis ah, xilli dhowr magaalo oo dalka ka mid ah ay gubanayaan.

Deeqda Ankara ee Soomaaliya, ayaa ah mid maqaar saar ah la cagta ayaa waxaa  loo adeegsan doonaa "in lagu taageero  qurshaha uu wato kaligii taliye farmaajo

Kaligii taliye Farmaajo ayaa horey ka bilaabay inuu dhaqaalaha turkigu ku deeqay u adeegsado laaluushka musharixiinta Maamul goboleedka iyo dhamaan shakhsiyaadka uu danaha gaarka ah ka leeyahay

ilo-lagu kalsoonaan karo karo ayaa sheeganaya in Lacagta uu Erdogan siiyay Farmaajo si uu ugu adeegsado doorashada ayaa ka mid ah sababaha ugu muhiimsan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble isku afgaran waayeen dhawaan dalka waxa uu ka soo kaban kari layahay waa fargalinta turkeya iyo Qatar

Waxaa kamida ah madaxda maamul gubleed uu  ku laaluushay dhaqaalaha Turkiga uga yimid Qorqoor oo uu ka dalbaday inuu soo wada xulo wax wada taageersan nidaamkiisa Farmaajo.

Post a Comment

0 Comments