Turkiga oo taageerada Farmaajo iyo fahad yasiin sii wadah

 


A C -WARAR

Ujeeddada Turkiga Baabuurta gaashaaman iyo qalabyada kale ee milateri ayaa ah in lagu xoojiyo Kumaandooska XDS  ee Gorgor ayaa sidii Taliban ee xukunka afganistaan oo kale in fahad yasiin iyo M_Farmaajo u qabsadaan dalka Qatar iyo Turkiga soomaaliya in ay nabad hesho marabaan wayo wax badan ayeey waynayaan

Erdogan wuxuu sii wadaa inuu taageero Farmaajo si uu dalka xoog ugu maamulo Taageeradan cusub ee milateri ayaa imaanaysa ka dib markii taageero dhaqaale la siiyay Farmaajo si loo xakameeyo doorashooyinka

Kadib taageeradii maaliyadeed ay noqotey mid aan  waxtar lahayn oo aan ku filnayn, ayaa hadda ay bilaabdey turkiye taageero militari in ay siinayaa Farmaajo si uu u xakameeyo doorashooyinka iyo dalka

Sii wadidda silsiladda dulmiga iyo caddaalad darrada ah ee uu Farmaajo ku kaashaday Erdogan, taageerada milatari ee la siiyay Farmaajo waxaa loo adeegsan doonaa in lagu caburiyo dadka ka soo horjeeda doorashada.

Halkii uu Farmaajo la dagaallami lahaa argagixisada oo uu midba midka kale ka hor istaagi lahaa damaca iyo dhiig -miirashada, Farmaajo wuxuu doortay inuu dadka dhibaateeyo oo caburiyo oo iska horkeeno isagoo adeegsanaayo dalal shisheeye oo can ku ah taageerida argagaxisada maalmihii la soo dhaafey wixii ka socdey afganistaan waxaa ka dambeeyey Qatar oo hoy siisey Talliban

Turkiga iyo Qadar ayaa sabab u ah dhibaatooyinka Gugii Carabta iyo meelo kamid caalamka iyaga oo ka faaidheesanaayo duruufaha adage y dalalkaas ku jiraan

Labadaan dal waxa ay ku hishiiyeen in ay qaarad Africa ka faaidheestaan ee ugu horeeso soomaaliya

Post a Comment

0 Comments