shacbka Soomaaliyeed meeysan kala kulmin xiriirka turkeya waxaan eheen in dhiigooda lagu daadiyo

 


A C-WARAR

Kaligii taliye waqtigiisu dhammaaday farmaajo ayaa casho sharaf u sameeyay masuuliin  Turkiga ah  Villa Somalia xilli dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay ka jiraan dhaqaalo xumo aad u daran waxaana taas daliil u ah wajiyada danyarta ku nool Villa Somalia iyo nawaaxigeeda taageerada maaliyadeed ee la sheegay in Turkigu siiyo Soomaaliya ayaa 

Ra’iisul Wasaara rooble oo   dhinac ka jooga ayaan kasoo qeeb galin casha sharafta loo sameeyay Wafdiga iyo diplamaasiyiinta Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo horjeeda xiriirka Farmaajo iyo Turkiga, waxaana taas daliil u ah inuu diiday ka qeybgalka xafladda

Xiriirka Turkiga iyo somaliya  ma aha mid ay aqbali karaan dadka Soomaaliyeed wayo waa xiriir ku saleesan taageerida shaqsi turkey waxa eey ku hawhlantahay dib u soo celinta qaswade farmaajo

Sidoo kale Dhaqaalaha Turkigu sheegayo inuu siiyo somaliya wuxuu si toos ah ugu dhacaa jeebka Farmaajo, waxaana loo adeegsadaa xakamaynta iyo in lagu musuqo-maasuqeeyo doorashooyinka dalka ka socda, si farmajo usoo noqdo mar labaad

 

Soomaaliya waxay noqotay dal aan madaxbanaanayn sababtuna waa madaxweynihii fashilmay wexeey noqotay ugaarsiga Turkiga iyo Qadar, oo ku tartamaayo gurashada qeeyraadka dalka

 




Post a Comment

0 Comments