Qiso xanuun badan

 


A C -WARAR

Shaqsiga sawirka idinkaga muuqda waaa Aabe soomaliyeed, oo waqtiga iyo waayaha ee ku qasbeen inuu qoraxdaas kulul uu fadhiisto misna uu kabaha dadka u nadiifiyo, caqabooyin kaas oo dhan uma muuqdan kaliya wuxuu dagaal ugu jira siduu u heli lahaa lacag xalaal ah uu Raaashin iskaga cuno madaama uu yahay shaqsi kaligiis meel dagan 

waligiis caruur looma dhalin waana dhiibatada ku qasabtay inuu baahida la dagaaalamo, aabahan somaliyeed waxaa lagu magacaaba cumar cabdiraxmaan maxamed waa Aabe waayeel ah, Da'diisuna waa 60sano jir ah maalin maalmaha kamida isagoo ku guda jira waajibaadkiisa shaqo qoraxdana eee aaad u kulushahay isagoo meel iska fadhiya, 

waxaa Alle usoo diray wiil baaaari ah oo naxariis badan, wiilkii aya u yimida wuxuna ku yiri" "awooowe waxan raba kabaha inaa ii nadiifiso ee meeqo lacag aya iigu nadiifin karta??

Odaygii waayeelka ah aya ugu jawab celiyay"

"Awooowe qofkii ugu horeeya tahay 3kun shiling somaali iska bixi, saakay lacag aan rooti ku iibsado waan wayay lknse hada iibsanaya

Wiilkii ayaa iska oooyay wuxuna kuyiri markale "

"awoowe noloshan nolol ka fiican inaa ku noolaatid soo majeclid??

Odaaygii aya dareenkiisa qarsan wayay wuxuna dhahay "

"Haa waa raba noloshaan inaa kabaxo

Sheeko dheer kadib oo dhexmartay aabahan somaliyeed iyo wiilkii naxariista badnaa ugu dambeyn waxeey kusoo dhamataay si wanaagsan, aaabahan somaliyeed mas'uliyadiisa oo dhan waxaa la wareegay wiilka wuxuuna geeyay gurigiisa, waxeeyna u wada nool yihiin wiil iyo aaabiihis oo kale

Qof dhibaateesan hada u naxariisato ogooow aduun iyo aakhiro Rabi inuu kugu naxariisan doono,

 

Post a Comment

0 Comments