qaswade farmaajo oo bilaabey in uu is kudiro beelaha dega gobolka Shabeellada Dhexe

 


A C-WARAR

Kulammada is daba joog ah ayaa ka socdo gudaha dalka kaa si oo u dhexeeyo odayaasha qabaa'ilka beelaha dega gobolka Shabeellada Dhexe ayaa dhoola-tus xoog leh ku soo bandhigtay

Beesha Cabdalla Caroone oo kamid ah beelaha dega gobolka Shabeellada Dhexe ayaa. Odayaasha u hadlay beeshaan ayaa sheegay in guraasta tirsigoodu yahay Hope141 iyo Hope 146 ay xuquuqdooda siyaasadeed ku maqan tahay, iyagoo baaq u diray xukuumadda federaalka, beelaha Mudullood oo beeshaan ay ka dhalatay iyo madaxda dowlad goboleedka HirShabeelle.

wexeena ugu baaqeen R/W/Rooble iyo madaxda maamul gubleed aysan badali guaankii ay ka gaarenn shirkii afisiyooni in Hadii aan cadaalad weyno waxaa dhici doonta cawaaqib xumo aad u xun,mana ka samri doono xaqena Muranka iyo is qabqabsiga ka taagan doorashooyinka waxay horseedi doonaan in Soomaaliya ay ku jirto go’doon caalami ah oo ay lumiso dhaqaalihii ay siin jirtay beesha caalamka dalka Rooble waxaa looga fadhiyaa balanqaadkii ahaa in uu qaban doon doorasho xalaal ah

kaligii taliyaha waqtigiisa dhamaaday ayaa  ku dadaalaya inu ku wareejiyo kuraasta Baarlamaanka hirshabele xubno isaga daacad u ah isaga oo adeegsanaya Madaxwaynaha Gobolka ee guudlaawe.

Khilaafka siyaasadeed iyo is qabqabsiga  ka dhashay hirshabeele ayaa hor dhac u ah hadaan laga hortagin dagaalo sokeeye iyo burur ka dhaca somaliya marlabaad , sidaa darteed waxaan ugu baaqayaa dhamaan siyaasiyiinta somaliyeed iyo RW Rooble inay gutaan waajibkooda kaga aadan arimaha doorashada.

 

Post a Comment

0 Comments