Farmaajo oo taageero kala duwan ka helaya Turkiga si ay kali talis nimadiisa u sii socoto



A C-WARAR 

Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka dufcaddii 3 aad ee Saraakiisha iyo dufcaddii 4  aad ee ku xigeennada Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ka qalin jabiyay Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Turkey Somomaliya

Ciidamada qalabka sida waxay noqdaan ciidan qaran marka aysan ku jirin siyaasadda. Kor u qaadistoodu waxay ku xidhan tahay waxqabad, aqoon, waayo -aragnimo iyo karti.

farmaajo ayaa noqday mid ku xiran Turkiga oo ka fuliya ajandayaashiisa gudaha Soomaaliya mana ka shaqeeyo wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed.

Kali-taliye Farmaajo ayaa isku dayaya inuu samaysto cudud ciidan oo daacad u ah nidaamkiisa guracan, si uu u adeegsado haddii ay u hirgasho inuu awood ku kordhisto mudo uu sharci darro kusii hayo hogaanka dalka

Qaswade farmaajoWaa dantaada gaarka ah inaad toogato mudaaharaadayaasha. Waa kii aan doonayay inaan dilo madaxweynayaashii hore.Hogaamiye kooxeed Farmaajo ayaa danta u arka Gedo oo kaliya ee ma arko dano kale

Waxaan necebnahay hogaamiye kooxeed Farmaajo oo kaliya arka danaha Garbhari. Wuxuu la mid yahay Qadaafi ama Idriis Deby, wax qiimo ah naguma laha, waxaan u arkaa cadow mudan in la eryo ama waddada ay qaadeen Qadaafi iyo Idiris! Ilaah ma difaaci doono AMISOM

Hadalkiisu wuu macaanyahay laakiin isaga nin ka kursi jecel oo ka qabyalad jecel wali masoo marin somalia, gabood falada wadanka kadhacay intii uu joogay wali hore maysan ooga dhicin, dad somaliyeed oo nool nool ayuu cadaw u gacan galiyay, markaa hadalkiisu qimo malahan,

Farmaajo ayaa noqday mid ku xiran Turkiga oo ka fuliya ajandayaashiisa gudaha Soomaaliya mana ka shaqeeyo wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed.Farmaajo ayaa taageero kala duwan ka helaya Turkiga si uu ugu soo rogo talada dalka.


Post a Comment

0 Comments