faragelinti Turkiga ee soomaaliya oo sii socoto

 


A C-WARAR

Dadka Soomaaliyeed ayaa diidan dhexdhexaadinta Turkiga ee lagu xallinayo khilaafka kala dhexeeya dowladda Soomaaliya, maadaama Ankara ay qeyb ka tahay dhibaatadan, maxaa yeelay waxay diiradda saareysaa dadaallada gargaarka ee Muqdisho oo kaliya waxaana ka faa’ideysanaya Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Farmaajo

Shacabka Soomaaliyeed waxay diideen faragelinta Turkiga ee arrimaha Soomaaliya iyo doorashooyinkeeda waxayna iska diidaan taageerada dhaqaale ee ay u hayaan Farmaajo oo kaliya iyo taageeradooda doorashada soo socota.

warar laga soo xigtey ilo lagu kalsoonaan karo TheVillaSomalia ayaa sheegaaya in ay hadda hadda ku hawlan tahay sidii uu lacag ugu raadin lahaa M_Farmaajo

lacagta ayaa lagu qiyaasey in ay gaareeyso $ 40 milon lacgtaas ayaa ah mid loogu talagaley ololaha farmaajo

Danaha Turkigu ka leeyahay Soomaaliya way sii soconayaan laakiin dadku waa inaysan ka aamusin lacagtaan lagu burburinayo Soomaaliya oo aysan gacan siin waa in laga hortagaa oo la qabto doorasho xalaal ah si aysan Soomaaliya mar kale ugu soo noqon dagaal sokeeye

Damaca kaga jira turkiga khayraadka somaliya ayaa sii kordhaya marba marka ka danbaysa wuxuuna ku haminaya ordugan siduu kusoo celin lahaa farmajo madaama uu u arko wadadu u mari lahaa khayraadka dhulka somaliyeed

 sidaa darteed wuxuu ku hanwayn yahay inuu farmajo kusoo celiyo qaab musuq-maasuqaysan isagoo adeegsanayo awood iyo dhaqaale uu ku bixinayo in loo afduubo arimaha doorashada somaliya

 

Post a Comment

0 Comments