Farmaajo dalka ayuu khal khal gelinayaa

 


A C-WARAR

Illaa shan hoobiye ayaa la sheegay inay ku dhaceen hareeraha madaxtooyada iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Waxaa laga dareemayaa cabsi xoog leh xaafadaha ku dhow dhow madaxtooyada iyadoo hoobiyaashan caawa lagu weeraray madaxtooyada ay ka sii horeysay saaka oo weerar ismaadin ah lagu qaaday taliyaha ciidamada Booliska gobolka Banaadir.

Lama oga sidoo kale halka laga soo riday iyo cida sooo riday, balse dhowr jeer ooh ore ayey Al shabaab weerar ku qaadeen madaxtooyada Soomaaliya oo inta badan dad shacab ah ay waxyeelo ka soo gaarta.

Dhaqdhaqaaqa Al-Shabab wuxuu soo gaadhay gudaha magaalada Muqdisho isagoo gacan ka helaya Farmaajo iyo Nissa. M_Farmaajo iyo fahad waxa ay isku dayaya an ineey meesha ka saaraan dadaalka ra’iisul wasaaraha ee ku aadan qabsoomida doorashooyinka.hogaamiyayaasha ruuxiga alshabaab waa farmaajo iyo fahad yasiin

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa Al-Shabab u adeegsanaya xasillooni daro magaalada Muqdisho duqeymaha ka socda Villa Somalia ay yihiin isku day lagu carqaladeynayo doorashooyinka o aan la rabin in dalka uu ka dhaco doorasho xor ah farmajo wuxuu bilaabay inuu adeegsado alshabaab si ay danihiisa ay u fuliyaan ayna ugu hayaan xukunka

Post a Comment

0 Comments