farmaajo oo ku wajahan dalka Turkiga



 A C-WARA

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan oo ku taal banaanka magaalada Muqdisho

Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxaas uu fuliyey qof ka mid ah qeybta is-miidaaminta ee koxodaas, islamarkaana uu ujeedka ahaa in la beegsado dhallinyaro qoraneysay askarnimo iyo arimo kale.

Kooxda ayaa sheegtay in ay qaraxa ku dishay 40 kamid ah dhallinyaradaas, sidoo kalana waxay sheegatay inay ku dhaawacday 50 kale oo ka tirsanaa ciidan loo qorayey dowladda Somaliya,

Alshabaab waxay wada shaqayn ka dhaxaysa kooxda villa somalia joogta iyo taliyaha sirdoonka somalia waxayna u adeegsadaan inay u filiyaan ujoodooyin sida marka shacabku ku kaco inay hawlgal sameeyaan

si shacabku uga jeesto sida qaraxii Soobe oo lagu qarinayey dhiibtiistii qalbi dhagax iyo kan oo lagu qalqal gelinayo arimaha doorashada iyo walidintii cabashada ka muujinayey caruurtoodi oo farmajo geeyey erateriya si ay uga soo dagalamaan itobiya

Dhanka kale Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu u duulo dalka Turkiga farmaajo ayaa sida uu qorshuhu yahay waxa uu ka qeyb galaya shir looga hadlaya diblomaasiyadda oo ka dhacaya

magaalada Mediterranean-ka ee Antalya inkastoo shirkan uu yahay mid heer Wasiir Arrimo dibadeed iyo Madax ka socota Ururo dowli ah iyo kuwa aan dowli aheyn, hadana Madaxweyne Farmaajo ayaa ka mid ah martida ku casuuman shirkaas

Waxaanu u aadayaa dalka Turkiga si uu Erdogan uga taageero siyaasadiisa cadaawada ku salaysan ee uu kula dhaqmayo shacabka Soomaaliyeed iyo inuu ku taageero xukunkiisa kaligi taliska ah.

Post a Comment

0 Comments