Imaaraatka ayaa joojinaya bixinta fiisooyinka Baasaboorka Somaliland



 A C-WARAR

Isku soo dhawaanshaha Qadar ee Somaliland ayaa ah waxa Somaliland ka fogeynaya inay taageerto dalal ay ka mid yihiin Imaaraatka Carabta iyo Sacuudi Carabiya oo 

xiriirkoodu xumaa isku soo dhawaanshaha Qadar wuxuu taageero u fidin doonaa argagixisada ka jirta Somaliland, sida ka jirta Soomaaliya oo al-Shabaab iyo Qatar waxaa suuragal ah inay xiriir la yeeshaan culimada Hargeysa.

Ka bixitaanka imaraadka ee dalka Somaliland  ayaa ah mid  wiiqaysa dawladnimada  xili ay u baahantahay  taageerayaasheda  iyada oo xalada  mandaqada 

aysan daganayn  ay ka jiran gulufyo  coladeed oo ka aloosan dalalka  ku xeeran kuwaaso saamayn weyn ku yeelan kara  Somaliland

Somaliland oo xiriir la yeelata dalka Qadar ayaa waxa uu sababay in ay kala dheeradan dalalka  taageera siyaasada Somaliland iyo dib ula soo noqoshada xoriyadeda waxay 

wararku inta ku darayan in xukumada Dooxa ay Somaliland shirqql u malegayso iyo in ay dib ula midowdo somaliyadi ay sodonka sano ka gonayd

Imaaraatka ayaa joojinaya bixinta fiisooyinka Baasaboorka Somaliland, Imaaraatka ayaa la sheegay inay ka walaacsan yihiin in canaasiir ka tirsan Qadar oo taageeray 

kooxaha Islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya inay kusoo dhex dhuuntaan Somaliland ka dib markii dhowaan lagu dhawaaqay inay xiriir yeelanayaan Doha & Hargeysa.

 In dawlada Qadar usoo dhawaato somaliland waxay saamayn ku yeelanaysaa siyaasda somaliland waxaana istaagaya taageerada uu caalamku u hayo dalkan haduun u anba qaadaya dawladnimo iyo ictiraaf raadinta.

Post a Comment

0 Comments