Faramaajo wuxuu sii wadaa madadaaldii si uu u helo fursad uu ku xukumo muddo dheer Soomaaliya

 


A C-WARAR

Xukumada Ankar ayaa mudooyinki la soo dhafay  la barbar tagnayd madaxweynah sharci darda ku haysta dalka somaliya kaaso ka helay   xukumada erodugan  hubka  dhaqale iyo tababaro  taaso ujeedkisu yahay  in dalka turkigu usan danihisa ka dhex wayn  somaliya  iyada oo uu ka cabsi qabo  hadi farmaajo xukunka ka dago in uu nidamkisu sida ku fashilmay

Taageerada  dalka turkigu uu la garab taagan yahay  xukumada farmaajo  ee kali taliska ah   xiligan oo somaliya  ay ku jirto xaalad adag oo siyaasaded  iyada ooo qilaaf ka jiro ku aadan dhanka doorashoyinka  taaso ku tusaysa in turkigu uu marka horeba dantiisa oo kaliya fiirsanay  sidaasdarated u farmaajo yahay shaqsiga ku haboon eek a cawin kara danahood

Farmaajo ayaa ku howlan dib u dhigis si shacabka loo khiyaaneeyo loona suurta geliyo inay helaan muddo dheer oo xukun ah isagoo taageero ka raadinaya Turkiga iyo dalalka taageera si ay u sii joogaan Soomaaliya.

Soomaaliya waxay mareysaa duruufo adag maxaa yeelay Farmaajo wuxuu daadinayaa waxa ay dadku rabaan, intaas waxaa sii dheer waxaan ogaanay in qof kasta oo taageersan Farmaajo uu qatar u keenayo dalka sida aan u helnay ciidamada dowlada oo ka horyimid oo shacabka weeraraya kana dila ,

waxaana helnay dhaqdhaqaaqii al shabaa ee sababay cabudhinta iyo cadaalad darada shacabka waxaana helnay masuuliyiintii dalka saamaynta ku lahaa oo taageeray Farmaajo waana tan ka dhigaysa fowdada iyo talisnimada wadanka inay sii socoto.

Farmaajo waa inuu sida ugu dhakhsaha badan u wareejiyaa xukunka, taageerada Turkigana ka caawin mayso badbaadintiisa. Ankara waxay dooneysaa inay Farmaajo ka dhigato mid damaanad qaada danaheeda dalka. Doonista Turkiga ee ah inay kafaala qaado doorashooyinka si ay ugu khiyaameeyaan iyaga Farmaajo.

Post a Comment

0 Comments