ciidamadii Badbaado Qaran iyo saraakiishii hogaamineysay oo ugaarsi ku bilaabadey

 


A C-WARAR

Tallaabadii ugu dambeysay ee lagu dilay askariga waxay caddeyn u tahay in M_Farmaajo iyo Fahd Yaasiin ay qaateen go’aan ah inay meesha ka saaraan mucaaradka.oo ay mid mid uga taqalusaan

waxay qaateen go'aan ah inay meesha ka saaran mucaaradka ayna burburiyaan hashiiski Roble iyagoo bilaabay qorshe lagu beegsanayo saraakishii ka hor yimi mudo kordhinta sarkaalkii u horeyeyna way dilen kuna tuureen god qashin Arxandaran

Qaar ka mid ah ciidamadii la magac baxay Badbaado Qaran ee diidanaa muddo korarsiga iyo saraakiishii hogaamineysay ayaa wajahaya cabsi amni oo xoog leh, sida ay noo xaqiijiyeen tobaneeyo ka mid ah ciidankaas

Ciidankaan Badbaado Qaran oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in uu billowday beegsiga ragii mucaaradka u dagaalamay iyo kala shaki weyn, taasoo keeni karta uu jabo heshiiskii Rooble iyo Mucaaradka

Saraakiisha iyo ciidamada taageeray mucaaradka ayaa qaba cabsi ah in si gaar ah loo beegsan karo islamarkaana ay soo gaartay warar cabsi gelin ah oo kaga imanaya dhinaca dowladda

Ciidankaan Badbaado Qaran oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in uu billowday beegsiga ragii mucaaradka u dagaalamay iyo kala shaki weyn, taasoo keeni karta uu jabo heshiiskii Rooble iyo Mucaaradka

 Waxaa mas’uul ka ah  dhib kasta oo gaara ciidanka mucaaradka, iyo saraakiishiisa rooble maadaama isaga uu heshiis la galay se arinta waxa ay u muuqataa in uu rooble uusan wali guaan kaligiisa qaadan kari uu wili uu fulinaayo amarka farmaajo iyo fahad yasii

Post a Comment

0 Comments