Baaqii Farmaajo ee ahaa in wadahadalada lagu laabto ayaa ah amid marin habaabin

 


A C-WARAR

Baaqa Farmaajo ee ah in dib loogu laabto wada hadalkii iyo doorashadii ayaa dhabar jab iyo talaabo diblumaasiyadeed lagu khiyaameynayaa shacabka Soomaaliyeed, laguna dheereynayaa xukunka Farmaajo.ah

Waxaa muuqata in dowlada turkiga ay faragalin ku hayso arimaha siyaasada soomaaliya iyadoo taageeraysa farmaajo maxaa yeelay wuxuu dhacayaa oo marin u helayaa kheyraadka dalkeena.

Waxay faragalin ku sameysay doorashadii Soomaaliya si ay u fududeyso soo laabashada madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday.

Argagixisada Al-Shabab ayaa sidoo kale taageerta Farmaajo iyo siyaasadiisa guracan maxaa yeelay waxay leeyihiin dano gaar ah, waana halkaan oo dalku uusan ka kici doonin oo aysan doorashadu ka dhici doonin.

Dhanka kale Ciidamada kala jabay ee qaarkood mucaaradka la safteen kadib markay u adkaysan waayeen dulmiga iyo boobka farmaajo dalka ka wado ayaa sababi kara dagaalo sokeeye oo dib ugu celiya

Somaliya maalmihii murugada badnaa ee ay kasoo gudubtay iyadoo aaan ognahay in malmahan uu dalka ka dhacay dagal qarkane loo saarmay in dib loogu noqdo 1991kii

farmaajo waa dagaal ooge soo daahay laakiin shacabka soomaaliyeed markaan wey soo jeedaan waxwalba way ogyihiin waa in dalka laga qabtaa inta uusan isku balaarin

Post a Comment

0 Comments