Guushii mucaaradka iyo dhicitaankii kalitalisnimada farmaajo

 


A C-WARAR

Mucaaradka Soomaaliyeed waxay gaareen guul weyn iyagoo qanciyay shacabka Soomaaliyeed iyagoon wax rabshad ah sameyn

Hal meel iyo taageerada buuxda ee shacabka Soomaaliyeed, Farmago, oo isu arka inuu yahay siyaasi wax badan dalka u soo qabtay, ayaa ku fashilmay hogaaminta dalka maxaa yeelay wuxuu awoodi waayey inuu dadkiisa ka dhaadhiciyo fikirkiisa oo uu ka barto ereyadiisa sharafta leh

Guusha mucaaradka, Farmaajo, waxayna heshay qeyb weyn oo kamid ah Soomaaliya, tanina waxay walwal gelineysaa Farmaajo maxaa yeelay wuxuu kudhow yahay inuu dalka ka baxo oo uu dhidibbada u aaso sharcinimadiisa uuna soo afjaro kalitalisnimada umadda Soomaaliyeed, shacabka Soomaaliyeed ma aamusi doonaan. oo ku saabsan xuquuqdooda ilaa aan uga laabaneyno dalka sharciga ah iyo ka bixitaanka Farmaajo ee dalka

XOG :Warar Soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo qorsheynayo kulanka Sabtiga Ee Baarlamaanka in Mooshin xilka Looga tuuro Ra'isulwasare Rooble Waxaana kadib qorshuhu Yahay in Farmaajo Soo magacaabo Cali Maxamed Geedi si uu ugu kala jabiyo Awooda ka abuurantay Waqooyiga Muqdisho.

Maxamed xuseen rooble ayaa xildhibaano ku heyb ah oo utagay ka diiday inuu sabtiga ka hor iclaamiyo shirka dowlad Goboleedyada si uu uquus gooyo Damaca Farmaajo ee Mudo kordhinta ah.

Rooble ayaa kuyiri xildhibaano utagay "Farmaajo mar haduu ka laabtay mudo kordhintii uma maleynayo inuu mooshin iga diyaariyay "

Senatore cabdiqeybdiid iyo Xildhibaan Odowaa oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay ayaa ku kala tagay is faham waa waxayn usheegayeen rooble inuu Sabti ka hor awoodiisa cadeeyo ama wixii ka dambeeyo saxaada laga tuurayo.

Lama ogo halka ay ku dambeyn doonto xaalada siyaasada ee taagan balse waxa jira Shaki Madaxweyne Farmaajo uu ka qaaday taageerada Rooble ee diidmada mudo kororsiga taasoo ku qasabtay Farmaajo in isago qasban uu xalayo ka hadlo Arimaha doorashada.

Post a Comment

0 Comments