Kenya oo isaga Baxday dacwada Badda kala dhaxeysay Somaliya

 


A C-WARAR

Waxa dib u dhac ku yimid  kulankii lagu xalin lahaa khilaafka udhexeeya somaliya iyo kenya ee badda waxaana farmaajo looga fadhiya qaabkii uu u gudbin lahaa mawqifka ay somaliya ka taagantahay in badeeda la dhaco

Dawlada Farmaajo ee waqtigeeda dhamaadey ayaa  dhawr mar oo hore ka meereesatey  shirar lagu xalinayay khilaafka badeed ee u dhexeeyo kenya iyo somaliya dawlada waqtigeeda dhamaadey  hadeeysan  wax ka qaban arintaan la xiriirto bada waxa cadaanayso in eey tahay dawlad lumisey qeeb kamid ah dhulka somaliya 

Dawlada waqtigeeda dhamaadey waxa lagudboon ineey ku dhaqaaqdo qaabkii ay  kusoo celin leheed badda ay kenya sheeganayso ee somaliyeed

Dawmlada farmaajo ayaa in badan lagu eedeeyey in eey tahay dawlad ku fara dheer in eey lumiso qeeyraadka dalka  iyadoo mar sii horeeysey ay gacanta u galisey Qatar iyo turkey oo sideey rabaan ka yeelaan dalka ka aamusida arintaaneh waxa eey cadeen doon taa waxa eey tahay oo ah dawlada musuqmasuq

Waxaa nasiib daro ah maantey in uu noqdo dalka mid eey shisheeye siduu rabo uu ka yeesho taasi oo sababtey daciif nimada dawlada farmaajo 

Post a Comment

0 Comments