Faragelinta Turkiga ee dalka ayaa noqotay mid joogto ah


 A C-WARAR

Turkigu wuxuu faragalin ku hayaa arrimaha Soomaaliya taasi oo eey kadhalatay xaalada maantey ka jirto dalka Caddayntu waxay tahay inay caawiso kaligii-taliye,farmaajo  maxaa yeelay faragelinta ay ku hayaan arrimaha Soomaaliya ma hagaajinayso xaaladda Soomaaliya, laakiin taa beddelkeeda dhibaatooyinka ayaa sii kordhi saa

Faragelinta Turkiga miyay ku jirtaa danta Soomaaliya?

Uma maleynayo in faragelinta Turkiga ee arrimaha Soomaaliya ay noqon doonto gargaar, maxaa yeelay ma awoodi doonaan inay gargaar u fidiyaan Soomaaliya iyo dadkeeda, iyo inay caawinayeen Farmaajo oo ay siinayeen gawaarida gaashaaman ee lagu laayay banaanbaxayaasha. ha u malayn in Turkigu soo gelayo si uu u caawiyo.

Faragelinta Turkiga ee Somaliya dhanka militery ayaa siiya hubka iyo saanadan si uu farmaajo ugu caburiyo shacabka somaliyeed iyo siyaasiyiinta halka uu u keeni lahaa daawo ay ugu hortagan cudurka covid 19 oo shacabka somaliyeed ay ku dhamaanayaan maalin walba

Dhinacakale shacabka somaliyeed ayaa ku gacan seerey halki ka soo yeerey wasiirka arimaha dibada ee turkey kaasi oo sheegay in ay dowladdiisa qorsheyneyso in ay qeyb ka noqoto wada hadalada lagu dhex dhexaadinayo Doorashooyinka Soomaaliya

Faragelinta Turkiga ee dalka waxay u noqotay wax caadi u ah Turkiga,Kama tegeyso xaalad ama dhacdo aan faragelin toos ah eey san ku sameen

Waxaan ugu baaaqeena dawlada turkey in eey  faraha kalabaxdo arimaha somaliya oo eey ilaaliso xeerarka caalamiga waxa eey wado dawlada erdugan waa mid aan loo dulqaadan Karin

Waxa kaliyaha eey daba urodo turkiya waa saliid meeshii saliid lagu sheegu weey hun gureeysaa somaliya waxa eey u joogto oo eey hadiyo jeer ay fargalinta ugu hayso waa in eey gurato saliida dalka iyo qeeyraadka kale iyadoo ka faaideeysaneeyso daciifnimada dawlada farmaajo  

 

Post a Comment

0 Comments