Dowladda Turkiga oo faraha la soo gashay khilaafka midowga musharaxiinta iyo DFS.

 


A C-WARAR

Dowlada Turkiga oo kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya ayaa sheegtay in gacan ka geesaneyso sidoo xal looga gaari lahaa khilaafka hareeyay doorashada waqtigeeda dhaaftay ee Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu, oo wareysi uu siiyay wakaalada wararka ee Anadolu Agency ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya gaar ahaan khilaafka ka dhashay doorashada.

Dowlada Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera dowlada federaalka ee Soomaaliya, waxaana siyaasiyiinta mucaaradka ku eedeeyeen dowlada Turkiga ciidamada ay Soomaaliya u tababartay in loo adeegsanayo cabsi galinta siyaasiyiinta mucaaradka.

Hadalkaan ayaa u mooqdo mid uu Turkiga ku  doonayaa joogitaan dheeri ah oo ku saabsan masraxa Soomaalida si loo hubiyo jiritaankiisa kadib markuu Farmaajo xukunka ka tago

iyo isku day ay turkiya ku dooneeyso inuu ku kasbado taageerayaal badan gudaha Soomaaliya hadaladaas

sida la ugyahay turkiga waa dawlada u gu horeeyso ee taageerto dawlada waqtigeeda dhamaadey ee uu hugaamiyo farmaajo hub iyo ciidan iyo dhaqaalo iskuuku jirah

shacabka somaliyeed iyo mucaardka ayaa ka biya diidey hadalka ka soobaxay cavusoglu waxa eeyna ku canbaareeyeen in eey tahay dawlada labo wajiile ah

 

 

Post a Comment

0 Comments