Xulufadii shalay Farmaajo iyo Fahd Yaasiin oo maantey isku soo jeestey

  


  A C-WARAR 

Fahad Yaasiin wuxuu u ku jeestay Farmaajo si shacabka Soomaaliyeed aysan ugu kicin, laakiin shacabka Soomaaliyeed way ka warqabaan xaqiiqda dhabta ah ee Fahad Yaasiin, waxayna dadku si wanaagsan u ogyihiin in Fahad Yaasiin uu yahay midka xukuma Soomaaliya ee uusan aheyn Farmaajo.

Kadib khilaaf xoogan uu soo dhex galey farmaajo iyo fahad yaasiin kadib markuu ogaaday farmaajo in fahad yaasiin qorshaynayo inuu soo saaro musharax kale oo doorashada utartama taaso kadhigan in fahad yaasiin ka rajo beelay farmaajo inuu ku guulaysto doorashada soo socota

Musharaxa uu fahad yaasiin damacsanyahay inuu ku soo saaro dhaqaalaha qadar ayaa lagu magacaaba Jibriil cabdala waxaanay isku beelyihiin madaxwaynihii hore ee dalka Xassan sheekh.

Qatar ayaa fahad yaasiin ku cadaadineyso ka dib markii qatar ay ogaatay in uusan farmajo isu soo sharaxi karin xilka asiga oo fursada uu haysto ay yartahay iyo in taageerayaashiisa hoos u dhaceyn fahad yaasiin ayaa u sheegay qatar in ay maalgeliso jibriil ibraahim ayna malaayiin dollar ay ku bixiso si uu u soo bixi lahaa jibriil ayaa ogolaaday in uu la tartamo farmaajo waxaana hada amaankiisa ilaaliya nisa 

Farmaajo ayaana rabaa in uu xilka ka qaado in aan la gaarin xiliga doorashooyinka si kursigiisa ugu nagaado fahad yaasiin ayaa loo sheegay in uusan ka welwelin taageero dhaqaale ayna garab joogaan fahad yaasiin ayaa hada u ololeynaayo jibriil ibraahim asiga oo raba in uu u iibiyo barlamaanka imaan doona asiga oo u qorsheeyey malaayiin dollar wixi soo kordha wan kula soo wadaagi doona ila joog

Post a Comment

0 Comments