guddiga shaqaalaha somaliya oo eedeemo u soo jeediyey Qaar ka mid ah madaxda sare ee dowlada


 A C-WARAR

Baaxadda musuqmaasuqa,dawlada farmaajo gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda iyo Wasiirkeeda, C / qaadir Jamee Nour, iyadoo la adeegsanayo awoodiisa ayuu is hur istaagey dacwad qaadista Shirkadda Favori ee Turkiga.taasi oo eey rabtey guddiga shaqaalaha in eey ku qaado sirkadaasi

guddiga ayaa ku eedeeye qaar ka mid ah madaxda sare ee dowladda, oo ay ku jiraan wasiirro, inay laaluush ka heleen shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga oo qandaraas ku heysata howlaha garoonka diyaaradaha

arintaan ayaa timid kadib markii eey sameeyeen Shaqaalaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, ayaa dhigay Banaanbax ay  uga cabanayeen inaysan helin Mushaaraadkii ay xaqa u lahaayeen muddo dhowr bilood ah.

Banaanbax ay ku dhigeen Afaafka hore ee Garoonka Aadan Cadde ayaa waxa ay sheegeen in xuquuqdii Shaqaalaha ay lahaayeen ay meesha ka maqan tahay, taasina ay tahay mid Shaqaalaha aysan ku shaqeyn karin

Ururku ayaa wuxuu cadeeyay in madaxda dowlada iyo wasiiradu ay fasaxyo mushaar ah ku heleen meelaha dalxiiska ugu caansan ee turkiga iyo tikidhada ganacsiga bilaashka ah ee shirkada Favori taa badalkeedana ay ka aamusaan xadgudubyada ay shirkada turkiga ku kacdo ee ka dhanka ah xuquuqda shaqaalaha soomaaliyeed

Marsii hureeysey ayeey dawladaii horey ee farmaajo uu hugaamin jirey eey lagashey si sharcidaro ah shirkado laga leeyahay dalalka Qatar iyo turkiya iyadoo gacanta u galisey qeeyraadka dalka iyo hantida shacabka iyagoo ka fikiraayo oo kaliyah danohooda qaaska oo kaliya

Post a Comment

0 Comments