farmaajo iyo fahad yaasiin oo qorsheeyey carqaladeenta shirka Baydhabo

 


A C-WARAR

Tan iyo markii uu mucaaradku iclaamiyey banaanbaxaas in la qabto maalinta Jimcaha ah ee soo socota, waxaa soo xoogeysanaya hadallada siyaasiyiinta taageeraya in la qabto banaanbax nabadeed, halka madaxda dowladda federaalka lagu tuhmayo inay dejinayaan qorsheyaa looga hor tegayo banaanbax ay qabtaan mucaaradku 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaayo in eey damacsantahy dawlada waqtigeeda dhamaadey ee uu hugaamiyo maxamed cabdullahi farmaajo iyo fahad yasiin eey adheegsan doonaan al shabaab si eey uga taqalusaan raga eey siyaasada is ku haayaan

Shaley ayeey eheed markii eey ciidamada bad ee mareekanka eey gacanta ku dhigeen hub u socdey NISA oo uu hugaamiyo fahad yasiin

Wararku intaasi waxa eey ku darayaan intaasi in uu hubku kayimid dalka Eriteriya  hubka ayaa sidiisa hurey ka yimid dalka Qatar oo mar sii hureeysey u balan qaadey fahad yasiin si loogu hubeeyo al shabaab laguna laayo mucaardka marsii hureeysey ayuu farmaajo ku baaqey in la laayo mucaardka oo eey yihiin cadowka umada somaliyeed

Dhinaca kale wax garadka somaliyeed ayaa ugu baaqey madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyad ee baritoole shika uga bilaabmaayo magaalada beeydhabo

  4 qodob oo muhiim u ah arrimaha doorashooyinka xildhibaannada labada aqal ee gobolada Waqooyi , kuwaas oo kala ah

1: In ay si madax banaan u maamulaan Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi  habsami u socodka nidaamka doorashooyinka labada Aqal ee Gobolada Waqooyi si waafaqsan heshiiskii 17-kii September 2020.

2:  Dejinta habraacyada gaarka u ah  doorashada xubnaha labada Aqal ee Gobolada Waqooyi gaar ahaan kuwa Aqalka Sare.

3: Dhismaha Guddiga doorashooyinka & hubinta hirgelinta howlaha doorashooyinka heer waagaqsan nidaamka Guud ee doorashooyinka dalka .

4: Xulashada  Goobta ay ka qabsoomeyso  doorashada , hubinta amaankeeda iyo xaqiijinta in ay soo geli karaan dhamaan ergooyinka iyo musharixiinta tartamaya, Warbaahinta & Goobjoogayaasha.

Marka laga soo tago labada dhinac ee dowladda iyo mucaaradka dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa ku kala aragti duwan banaanbaxa la iclaamiyey, maadaama ay kala taageersan yihiin labada dhinac.

Sidoo kale qaar ka mid ah dadka ayaa ka walwalsan in xaaladdu xumaato oo gaarto gacan ka hadal, banaanbaxyaduna joogsa diidaan, taas oo aan maanta dan u aheyn dalkan ka soo kabanaya colaadaha sokeeye.

Sidoo kale waxaa laga dareemaayaa magaalada is diyaarin weeyn oo la filaayo in kabadan 1milyon isku soobaxaan maalinta jumcaha


Post a Comment

0 Comments