U istaagida xuriyada saxafiyiinta Soomaaliyeed



 A C-WARAR

Kadib xarigii wariye loogu xiray Soomaaliya sababo laxiriira inuu kasoo horjeedo siyaasada Farmaajo iyo dowladiisa, Ururka Saxafiyiinta wuxuu go’aansaday inuu 

istaago banaan bax aamusnaan ah oo lagu taageerayo saxafiga xiran, waxaana hadaan nahay shacabka Soomaaliyeed taageersanahay feejignaantan aamusan.

Farmaajo iyo dowladiisa waxay raadinayaan in ay aamusiyaan dhamaan kuwa iyaga kasoo horjeeda qaab kastoo macquul ah.

Anaga hadaan nahay shacabka Soomaaliyeed waxaan taageersanahay oo aan taageersanahay dhamaan saxafiyiinta daacada ah ee kaqeyb galay banaanbaxa looga soo horjeeday go, aanka xariga wariyaha

Dawlada farmaajo waxay aamusiinaysaa oo ay cabudhisaa qofkasta oo isku daya inuu kasoo horjeedsado siyaasadoodan fashilantay ee go`doomisay mustaqbalkii umada somaliyeed.

Waxaa maantey ka booxo xabsiyada dalka kuwo  xaq darro ku xidhaa  maatada, shacabka danyarta ah, wariyayaasha iyo aqoonyahanada ka soo horjeeda siyaasada farmaajo ee guracan

Post a Comment

0 Comments