Farmaajo oo xabsi guri galiyay mucaaradka


A C-WARAR

Farmaajo oo amar ku siiyay ciidamo ka tirsan Milatariga inay hareereeyaan guriga Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed isla markaana ay ka hor istaagaan inuu baxo, sababa la xiriira hadaladiisa oo aan la dhacsaneyn Farmaajo iyo dowlada.

arintaan ayaa ah mid muu jineeyso cabsid uu qabo farmaajo wax uu xaqiiqsadey in uusan ku soo laaban doonin xukunka wax uu kale uu xaqiiqsadey in mucaardka uu ka awood badan yahay

Farmaajo oo mucaaradka ka dhigay xabsi guri, Hadalka shariif ma ahan mid ka leexday sharciyada, laakiin farmaajo wuu ka caga jiidayay inuu helo kalsoonida shariif mana ilaalin xasaanada madaxweynihii hore ee somalia farmaajo waa kaligi taliye adeegsanaya awooda dowlada.

Farmaajo wuxuu mucaaradka ka dhigaa xabsi guri, Farmaajo wuxuu xadidayaa xorriyada dadka Soomaaliyeed, marka laga reebo kuwa taageera, waana talaabooyinka uu qaaday kaligii taliye kasta ka hor inta uusan dhamaan xukunkiisa Farmaajo kadib markuu waayey dadkii doortay afar sano ka hor.

Kali-talisnimada xisbiga talada haya ee Soomaaliya, ee uu madaxda ka yahay Farmaajo, ayaa dalka u riixaya dhibaatooyin qoto dheer iyo kuwo qoto dheer, sababo la xiriira sirta nasiibka oo ay ogtahay sida looga baxo, waana tan ka dhigaysa inay qaadato go’aanno khaldan.

 

Post a Comment

0 Comments