Farmaajo ayaa doonaya inuu hirgaliyo doorashada kadib markkii uu hubsadey in eey mucaardka uu afka kaxerey


 A C-WARAR

Farmaajo wuu ogyahay inaanay doorasho dhacayn puttland  iyo jubaland  la`aantood laakin wuxuu damacsanyahay inuu fidno iyo khilaaf ka dhex abuuro umada somaliyeed si dib loogu dhigo doorashada oo uu sidaa kusii hayo hogaanka umada somaliyeed.

Shacabka somaliyeedna madoonaayaan  siyaasada uu farmaajo ku hogaaminayo dalka kamana raali aha falalka uu ku doonaayo in uu ku afdoobto  doorashada.

Farmaajo wuxuu damacsanyahay inuu mar labaad dalka hogaamiyo laakiin falalka uu kula kacay shacabka afartii sano ee lasoo dhaafay iyo wax qabad la`aanta awgeed ilamaaha inuu mar labaad ku guulaysan madaxtinamada hadaanu qaab sharci darro ah ku soo noqon

 farmaajo waxa uu dabada kasoo riixaayaa maamulada uu  xakamaysta ee ogol siyaasadiisa wuxuuna  ka dalbanayaa sidii doorashada losoo da dajin lahaa inta ay taakulada farmaajo awooda leedahay.


Post a Comment

0 Comments