Eritrea waxay ku taageertaa Farmago dhaqaalaha Qatar

 


A C-WARAR

Qulqulka lacagaha Qadar ayaa kusii qulqulaya Eriteriya si loo gaaro fulinta iyo ilaalinta qorshaha Farmaajo ee ah inuu xukunka sii joogo.

ama uu soolaabtoWaxaan ka codsaneynaa mucaaradka, safaaradaha shisheeye iyo ururada xuquuqul insaanka inay joojiyaan faragalinta Eriteriya iyo Qatar iyagoo taageero siiyo Farmaajo iyo fahad yasiin iyadoo qarashka laga qaadayo shacabka Soomaaliyeed.

labadaan dal waxa eey u soo jeesteen in eey dalka bur buriyaan

Dadka Soomaaliyeed waxay rabaan in doorashada ay ku dhacdo waqtigeeda, waxaana Ereteriya, hubka Qatar iyo dhaqaalahoodu galayaan ciidamada Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

Qatar waxay sidoo kale Fahd Yaasiin siineysaa lacag ay ku qorto oo ay ciidamo ugu dirto Eritrea si ay tababar ugu soo qaataan.

Eriteriya iyo Qatar waxa eey u soo istaageen in eey daadiyaan dhiiga shacabka somaliyeed taasineh waa mid aanan dulqaadan Karin shacabku

Maalmo kahor ayeey eheed markii eey dawlada somaliya eey ka keen satey dalka Eriteriya iyadoo ku hu beeeysey askar dharcad sitah iyadoo ku daadisey halka eey dagan yihiin mucaardka si eey u xakameeyso dhaqdhaqaaqa mucaaradka

Post a Comment

0 Comments