Erdogan damac buu ka leeyahay Soomaaliya, sida uu uga lahaay Liibiya.

 


A C-WARAR

Turkiga ayaa twabar u wado  150 askari oo Soomaali ah

Dalka Turkiga oo tan iyo 2011 aad ula socdey arrimaha Somalia ayaa qaaday tillaabooyin dhowr ah oo uu ku taageerayo dib u dhiska hay’aadka iyo kaabayaasha dowladeed ee ku burburay dagaalkii sokeeye ee Somalia 

Warbixin  turkiga  wuxuu  tababaryaa 150 Askari  oo Somali ah  gaarka ah in ay Gacan sare ku yeeshan  Go’aankaste oo milatariga  iyo sida oo kale  in ay Fuliyaan Hawlgalo 

gaar ah oo u Adeega  Argagixisanada  iyo dhaqdhaqaaqaal shabaab  taas oo uu ku rabo in uu la wareego kahyraadka  Somaliya oo durba iska bilawday in uu  la galo heshiisyo   aan  ka farxin shacbka Somaliyeed

Erdogan damac ayuu  ka leeyahay Soomaaliya sidii uu uga  lahaay Liibiya hamiga erdogan wuxuu u adeegaa danaha Farmaajo oo dammaanad u ah sii jiritaankiisa xukunka muddada ugu dheer ee suurtogalka ah 

Turkigu wax uu Iska dhigayaa in uu Somali caawinayo balse wax uu damacsanyahay in uu aduunka Isku balaariyo oo uu soo Celiyo Dawadii Cusmaaniyiinta taas oo laga gudbay xiligeedi

Post a Comment

0 Comments