Dowladda Farmaajo waxay isku dayeysaa inay caalamka u dirto fariimo been abuur ah



 A C-WARAR

Dawladu Farmaajo waxay isku dayaysa in ay u dirto fariimo  been abuur ah  warbaahinta Caalamiga ah oo ah in ay tahay Dawlad ku Guulaysan karto Amniga  iyo habsami usocoda hormarka Dalka Smaliya

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Robley wuxuu dhex damashaadaaya  xeebta liido ee Muqdisho, isagoo ku andacoonaya in Soomaaliya ay nabad tahay oo ay qaabili karto dalxiisayaasha, halka xaqiiqda dhabta ah ee jirta ay si kale u sheegeyso, maadaama maalin kasta ay jiraan tobanaan hooyooyin oo loogu geesto afduub iyo kufsi iyo dil iyo caruurta oo la af duubto ayagoo eey al shabaab u tawbarato ciidan nimo qasab ah

Dadka Soomaaliyeed uma baahna dacaayad warbaahineed, laakiin waxay u baahan yihiin xal xagjirnimo ah oo lagu xalliyo dhibaatooyinkooda, kuwaas oo ay tahay inay xalliso dowladda dalkooda.taasineh waa mid eeysan ilaa 4 sano eey qaban kari weeyse dawlada

Dowlada Farmaajo waxay daneyneysaa oo kaliya sugida amniga xubnaheeda, kadib 4 sano oo go’aano ay kufashilmeen, muwaadinka Soomaaliyeed wali amaan la’aan ayuu hayso dalkiisa.

 

Post a Comment

0 Comments