Dawlada farmaajo oo bilaawdey in eey hubka ka dhigto mucaardka

 


A C-WARAR

Maalmihii lasoo dhaafey ayaa farmaajo ku soo rogey mucaardka in eeysan lagalikarin meelaha qaarkood istaafka eey wadtaan taasi oo ka dhigan cunaqabateen uu rabo farmaajo in uu saaro mucaardka

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu mamnuucay in aanan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lala geli karin wax hub ah Wasaaradda amniga gudaha oo warka soo saartay ayaa ku sheegtay in arrintaas loo sameeyay kaddib markii dhowr jeer garoonka gudihiisa ay ka dhaceyn isku dhacyo.

Go’aanka ayaa ku soo aadaya xilli wali muranka ka taagan hanaanka doorashada uu u dhexeeyo Madaxweyne C / llahi Farmaajo iyo mucaaradka, waxaana dalku la ciir ciirayaa xaalado amni daro ah oo ka sii daraya marka loo eego weerarada argagixiso ee Al-Shabaab.

wax uu wado Farmaajo ma ahan oo kaliya inuu hubka ka mamnuucay musharixiinta mucaaradka laakiin sidoo kale wuxuu la dagaallamaayaa ilaha dhaqaalahooda si uu u yareeyo fursadahooda ku guuleysiga doorashooyinka.

waxa uu farmaajo damacsan yahay waa mid aan yareen waa in laga hurtagaa

hadaanu nahay shacabka somaliyeed balanteeynu waa maalinta qamiista iyo jimcaha si aan dalka uga bad baadino dagaal sokeeye iyo musuqmaasuqa farmaajo iyo fahad yasiin aan u soo af jarno


Post a Comment

0 Comments