Turkiga wuxuu ku adkeysanayaa inuu calooshood u shaqeystayaal u diro Soomaaliya



A C-WARAR

Turkigu kuma tala jirto ineey dib uga laabto qorshaha eey dooneeyso in eey ku hanato  Soomaaliya iyo go'aanadeeda siyaasadeed.

Waxa eey ka faaideey saneysa turkieya waqtiga yer ee u harsan farmajo

Turkey saraakiil tawbaro siiyo cidamada somaliya ayaa u jooga dalka  maxakeeney in hada uu yiraahdo erdugan ciidamo ayaan u soo diri somaliya kadib wada hadal dhaxmaray asaga iyo farmaajo

Ciidanka uu turkey siiyo tawbarka waxa eey  u qaybsan yahay mid ka hoos shaqeeya dawladda Soomaaliya inta kalena waxay gacan saar la leeyihiin Al-Shabaab.

Iyadoo lala xiriirinayo hadalkii Erdogan ee ahaa inuu diyaar u yahay inuu calooshood u shaqeystayaal uu u diro Soomaaliya, ayaa waxaa khadka taleefanka ku

wada xiriiray Madaxweyne Erdogan iyo dhiggiisa Soomaaliya Farmaajo, taasoo aan shaki uga jirin in labada dhinac ay sii amba qaadi doonaan hirgelinta qorshaha ah in

calooshood u shaqeystayaal loo diro Soomaaliya wicitaankan ayaa kusoo beegmey waqti uu farmajo jahwareer uu ku jiro iyo cabsi

Su’aal ay tahay in qof walba oo Soomaali ah isweydiiyo: Waa maxay sirta ka dambeysa taageerada Turkiga ee Soomaaliya, 



Post a Comment

0 Comments