Qabaa’illada Soomaaliyeed sida eey u wada dhan yihiin waa inay ka wada soo qeeb galaan kacdoonka looga soo hurjeedo
musuqmaasuqa Farmaajo
Qabiilka Hawiyyah ayaa ka soo kacay koomadii ay ku jirtay, wwexeeyna ugaadeen incadowgooda uu yahay Farmaajo waxayna
go’aansadeen in ay ka qeyb galaan banaanbaxa ugu xoogan ee dhicidoono maalinta jimcaha.
Maanta, beesha Dir waxay haystaan ​​jaaniskooda waana inay garab
istaagaan qabiilka Hawiye iyo qabiilada kale ee dago magaalada
muqdisho banaanbaxa jimcaha si ay fursad ugu helaan inay helaan kaalin wax ku ool ah dawlada soo socoto
Farmaajo kaliya wuxuu u adeegaa tolkiisa iyo danahooda, beelaha kalena ma
aqbali doonaan taaas
Balanteenu waa maalinta Jimcaha 25 12
2020 salaada kadib banaanbaxa ugu weyn ee aan ku diidanahay kordhinta
doorashada iyo musuqmaasuqa Farmaajo
0 Comments