Saraakiishii laxasuuqay yaa ka danbeeyey



A C -WARAR

ciidanka xooga dalka dilka xaqdarida ah ee loo gaystay saraakiishaas

ayaa ah mid la is wediiyo cida kadanbeeyse

waraka ayaa sheegaayo in eey ka danbeeyse vill somaliya

si eey dusha uga saarto cabdi shakuur

se waxaa layaab ah in sarakiishaan eey socdeen ayagoon wadan wax is taaf ah tani waxa eey cadeen utahay in uu ahaay shirqool uu ka danbeeye farmajo iyo fahad yasiin 

se Maxay dawlada xukunka haysaa usoo qaban la dahay danbiilayashai saraakisha badan wadanka ka dilay?? hadii loo dilay aano qabiil saraakisha maxay 2 sano lala sugayey ay hore

ugu dhici wayday hadii qabiilka cabdirahman cabdishakur ka danbeyey dilkan?? 

maxa kaloo kusoo beegay dilka saraakisha xiligan doorashada??

dawladu maxay u rabtaa in wadanka khalalaso uu  ka dhaco si aan doorasho u dhicin

dilka saarakishu baadhis xeel dheer buu u baahan yahay

Ragii qarankood difaacay
Ragii cadowgii kaqaaday
Dhulka lagu wada qaxweeyo
Ragii dhididkood uqubay
Inuu qarankeenu waaro
Markii loo dilo qabyaalad
Qalbiga Sow Ima bokoonin

Qadirka illahayow
Qabriga idin wada qaboojiy
o

Post a Comment

0 Comments