Qatar oo lalaabatay taageradii eey siin jirtay farmajo

 




A C-WARAR

Qatar ayaa markii u horeysay iska fogeysay inay taageerayso musharax gaar ah doorashada soo socota, xili ay soo baxayaan warar sheegay inay taageerayso 

madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. qatar waxa eey ugaatey in uusan soo laaban doonin farmajo waxa eey bilaawday in eey dariishada katuurto 

tani ayeey rabtaa qatar in wiji uga sameesato mucaardka iyo shacbka

lakin ma dhicidoonto wayo 4 sano uu farmajo xukunka haaye shacbkii qaraxyada ku baaba ay waxaa maalgalinaay wa qatar

oo caalmkoo dhan eey wada ug yihiin in eey taageerto argagaxisada eey ugu horeeso al shabaab

 mar sii hureeyse ayuu sheegay Hanti dhowrihii hore ee qaranka, Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa dowladda Qatar ku eedeyay inay doorashadii madaxweyne Farmaajo ku maal-gelisay lacag dhan 8-Milyan oo dollar, isagoona sheegay inuu cadeynayo arrintaasi,

 Waxa uu sheegay in lacagtaasi loo adeegsaday laaluushka xildhibaanadii afar sanno ka hor doortay Farmaajo, isla markaana loo isticmaalay sidii uu kusoo bixi lahaa, isagoona xusay in lacagahaasi ay dalka kasoo galeen dhanka Airport-ka oo aysan soo marin hanaanka maaliyada

Post a Comment

0 Comments