mucaardka oo soo magacaabey guddi eey ugu yeeren bad badinta qaranka

 


A C-WARAR

Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi Badbaadinta Doorashada ah oo ka kooban 28 xubnood waxayna ku hanjabeen in ee dhicidoonto

Doorashooyin is barbar socda haddii DFS ku guuldareysato inay fuliso dalabyadooda si loo abuuro guddi doorasho oo la isku raacasanyahy loo dhan yahay.

Arintaan ayaa ah mid bilaawikarto marxalad cusub oo eey gasho xaalada dalka ayadoo siddha la ug yahay in eey dawlada farmaajo eey soo xushe mar sii horeeyse guddi kormeero dorashooyinka dalka taasi oo eey ka biyo diideen mucaaradka iyo shacabka

 somaliyeed guddiga ayaa la sheegay in eey kawada kuubnaayeen sirdoonka dalka ee NISA kaasi uu hugaamiyo ka yahay fahad yasiin

hamiga ku jiro farmajo ee ah in uu soo laabto ayaa dalka looga cabsi qabaa in uu ka dhoco dagaal sukeeye

Post a Comment

0 Comments