Gudiga doorashada oo ka caawinaya Farmaajo inuu xukunka sii joogo

 


A C-WARAR

Guddiga Doorashada heer federaal ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inuu mar kale dib u dhac ku yimid xilligii loo qabtay inay billaabato doorashada Aqalka sare.

Maanta ayaa la qorsheeyay inay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ay soo saaraan liiska Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare, balse qoraal kasoo baxay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee lagu muransan yahay ayaa lagu sheegay in waqtiga la garsiiyey ilaa 5-ta Janbaayo taasi oo ka dhigeey in toddobaad lagu daray.

Dib u dhigistan ayaa wax ay  salka ku haysa in Xukumada farmaajo ka dhiganayso marmarsiyo  ay dhahayn waxa  loo Gudbinayaa Codka Mucaaradka si loo Gaaro is Afgarad  Qaran  dhab ahaanti waxay  hordhaca u tahay  dib u dhigist  kale ee farmaajo  iyo ku celcelinta  Aan la Cayimin  

Farmaajo ujeeda uu ka leeyahay ay ah in uu helo mido kardhinee ma jirto wax kale oo uu ka rabo mana aha mid u danaynaya Dalka iyo shacabka toona taas ood ka dareemi karto Qaabka uu wax u wado  waxana laga cabsi Qabaa in ay taasi shacabka somaliyeed u horseedo fawdo iyo Dagaalo hor leh

Dawlada iyo gudiga Doorashada waxay ka Caawinayaan  farmaajo  in uu Xukunka sii hayo  taasna wax uu ku heli karaa in sameeyo musuqmaasuq  iyo in uu Dalka galiyo Xaalad cakiran

Arrintan ayaa u muuqata mid si kulatagal ah loogu beegsaday Madaxweynaha Galmudug oo magaciisa Guddigu shaaciyey, kadib markii uu dhowaan war-saxaafadeed wadajir ah lasoo saaray Madaxweynaha Puntland, kaaso lagu dalbaday in xal loo helo khilaafka ka taagan Doorashada 

Post a Comment

0 Comments