Farmaajo oo qadka Taleefanka kula hadlay tamiim

 




A C-WARAR

Farmaajo ayaa Khadka Telfoonka kula hadlay  Amiirka Dalka Qatar  Tamiin

Amiirka Qatar wuxuu ugu yeerayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Farmaajo, inuu hubiyo in habraacyada doorashada ay ku socdaan sidii loogu talo galay isla markaana uu ku farayo Farmaajo inuu fuliyo ajandayaasha Qatar

Farmaajo wuxuu dalbaday taageero dhaqaale oo dheeri ah sababo la xiriira walaaca uu ka qabo qabiilka Hawiye iyo maqnaanshaha ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya

Amiirka Dalka Qatar tamiim  ayaa u balan qaaday farmaajo  in uu sii balaarin doonaan taageerada dhinacyada kala duwan ay siiso dawladiiso farmajo isla markaana ay is ku dayi doono in uu kursiga ku soo celiyo

Qatar marabto in somaliya eey nadad hesho

Qatar waxay faragalin ku haysaa arrimaha gudaha ee Soomaaliya iyadoo carqaladeynaysa habsami u socodka howlaha doorashada

waxa eeyna rabtaa in uu dalka ka dhoco dagaal sukeeye

Post a Comment

0 Comments