Farmaajo oo bilaawey in uu guryahooda ku xiro kuwa kasoo horjeeda asagoo adeegsanayo ciidanka milatariga

 


A C WARAR

Warbixin kooban  farmaajo oo ku tagri falaya Awood  dalka  iskaga oo u adeegsanaya danihiisa gaarka ah yaa wax uu Amar ku siiyay ciidanka xooga Dalka somaliya  in ay siyaasiyiinta mucaaradka  dhamaantod xabis guri ku hayaan tiiyo guryahooda la dul dhigay ciidamada milatariga ah

Arintaan ayaa ku soo aadey xili eey shacabku mudaaharadyo eey uga soo horjeedaan musuq masuqa farmajo ayuu bilaawey in uu ciidanki dalka uu u adeegsado shacabka iyo mucaardka .

Musharixiinta mucaaradka ah ayaa ku war helay ciidan dhooban agagaarka guryaha ay ka daganyihiin caasimada muqdisho waana talaabo uu farmaajo ku muujinayo inuu kali talis la damacsanyahay dalka oo aanay umada somaliyeed marnaba raali ka ahayn waana falal lagala xisaabtamayo farmaajo

 

Falalka uu farmaajo ku kacayay tan ilaa xiliguu xilka qabtay ayaa u eeg falalkuu adeerkii siyaadbare ku baa`biyay somaliya oo ilaa hadda ka kici la` naafadii ay sababtay siyaasad xumadi kali talisku keenay

Diisambar 17, 2018 ayaa eheed maalintii ay dowladii Farmaajo weerartay Abdel-Rahman Abdel-Shakour oo ay ku dishay 7 dhibbane gurigiisa oo ay ka xadeen lacag, gawaari iyo mobilo, maanta oo ay taarikhdu ku beegantahay 17/12/2020 Faramaajo wuxuu ku xiray isla guriga.






Post a Comment

0 Comments