Doha waxay qabatay kulan qarsoodi ah oo udhaxeeya Abdul Kariim Xasan Guuleed iyo Xasan cali khayre

 


A C WARAR

Xasan Cali Khayre iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo kamid ah midowga Musharixiinta Doorashooyinka madaxtinimo ee 2021 ayaa kulan qarsoodi ah kula yeeshay magaalada Dooxa ee dalka Qatar saraakiil sarsare oo katirsan sirdoonka Qatar

 Sida ay  A C  u xaqiijiyeen ilo xilkas ah oo kudhow kulanka Khayre & Guuleed Labada Musharax ayaa kulanka kahor dhowr shir oo kooban waxa ay la yeesheen madax katirsan xukuumadda Dooxa, iyaga oo kulamadaas kaddibna si gaar ah kulan xiran ula yeeshay saraakiil katirsan Muqaabaraadka Soomaaliya oo uu hugaaminaayo fahad yasiin  kuwaas oo Doha hurey ugu sii sugnaay  

Fahd Yaasiin, waa nin reer Doha ah oo jooga Soomaaliya, wuxuu magacaabayaa badelkii ugu adkaa ee Farmaajo wuxuuna u diraa Doha ku waasi oo ah Abdul Kariim Xasan Guuleed iyo Xasan Khayriya si ay u soo baraan qaabkii eey ugu shaqeen lahaayen

Soomaaliya ay xilligan ku jirto marxalad xasaasi ah oo doorashada ah, haddana kulanka waa la qabtay lamana shaacin. Waraka ayaa sheegayo in eey dawlada Qatar kala laabatay taageeradi eey siin jirtey farmajo ayaa tani u muuqataa in eey tahay midi lagu tuuri lahaay

Qatar mar walibo waxa eey daneeysaa danteeda cida eey u aragto in uu ku guuleeysanaayo ayeey wadataa si uusan uga hur imaanin daneheed

Post a Comment

0 Comments