Shaqaalaha Koobka Adduunka ayaa si fudud u ugaadhsanaya "Corona"Jahannamo oo ku taal Doha



 A C-WARAR

Qatar waxay wadaa mashaariicdeeda mana danaynayso shaqaalaha iyo halista ay kala kulmayaan faafitaanka fayraska Corona.

 

Dalka Qatar Ma daneeyo dadka ama dalka, laakin waxay daneyneysaa oo kaliya dantooda .. Qatar waxay ku lumisay dhaqaalaheeda iyadoo dhistay garoomo aan wax u tareyn dadkeeda .

 Waxaas oo dhan waxaa keenay siyaasado xumida tamiim

Warbixin ay daabacday bishaan heada u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa muujisay in shaqaalaha muhaajiriinta ah ee Qadar "ay ku nool yihiin xerooyin shaqaale oo ciriiri ah, inta badanna ay ku sugan yihiin xaalado nadaafad darro ah, qaarkoodna aysan haysan biyo nadiif ah.

Tusaalo waxaa ah fargalinta

Dawlada Qatar eey ku hayso somaliya ayadoon eegi xuquuql insaanka ayeey taageero siisaa al shabaab si eey uga faa idheesato qeeyraadka dalka ayadhoo ka fikireeyso kubcinta dhaqaaleheeda

Halka dalalka caalamku eey ku jiraan la dagaalanka corona Dawlada qadar waxay ku hawlantahay dhisida mashaariic aan faaiido ulahay dalkeeda iyo dadkeeda midna yadoo maalin kasta soo galisa dalkeeda shaqaale tiro badan si eey uga faa idheesato duroofta haysato awgee

Post a Comment

0 Comments