mucaardka Waa in si deg deg ah loo doortaa Guddi Doorasho si dalka loo badbaadiyo.

 

A C-WARAR

Muddooyinkii u dambeeyay, dowladda waxay u ololeyneysay farmaajo waxayna ku howlan tahay sidii Farmaajo mar labaad loogu soo celin lahaa xafiiska tallaabo kasta oo 

la qaado. Si loo xasiliyo doorashada, waa in la magacaabaa gudi loo dhan yahay si aan cidna loo faquuqin oo loo ilaaliyo nabada dalka maadaama aynaan hada joogin meel aan 

ku laabano.mucaardka ayaa wado qorsho eey ku soo xulaayaan gudi kormeero doorashooyinka soo socdho ayagoo ka biyo diidey kudiga uu soo xuley R/W rooble gudigaas oo ahaay mid lagu soo xuley musuqmasuq  shacabka somaliya ayaa soo 

dhaweeye talaabada eey qaadheen mucaaradka waxa eeyne ku tilmaameen mid geesinimo ah se noqon doonto midi samato bixin leheed dalka

Post a Comment

0 Comments