maxaa ku qasbey farmajo inuu ka aamuso’ qaraxii ka dhacay Muqdisho

 


A C-WARAR

Ku dhowaad laba maalin, madaxweynaha weli kama uusan hadlin qaraxii xasuuqa ahaa ee ka dhacay maqaayadda Gelato Divino ee Muqdisho, kaas oo galaaftay nolasha sideed dhalinyaro oo u badan oo aqoonyahanno.

Dad badan ayaa is-weydiinaya sababta madaxweynaha u aamusan yahay,

markii uu waday olalihiisa doorashada uu marar badan sheegay in aysan dhici doonin in dowladiisa cambaareyso oo kaliya weerada Al-Shabaab balse ay si dhab ah wax uga qaban doonto, taasna kuma uusan guuleysan Madaxweyne Farmaajo.

Waxaa habooneyd in Madaxweynaha ugu yaraan muujiyo inuu ka xunyahay xasuuqa socda balse aamusnaanto ay tahay qeyb kamid ah raali ahaanshaha.

waa markii ugu horreysay in Madaxweynaha Soomaaliya ka gaabsado ka hadalka qaraxyo iyi weeraro ka dhacay Soomaaliya oo ay ku dhinteen dad badan oo shacab ah. Aamusnaanta farmajo ayaa ah mid taageero nimo u ah al shabaab ayadoo 

mudooyinka lasoo dhaafay lagu eedeenaaye dawlada farmajo in ee gacan saar la leedhahay

Post a Comment

0 Comments